Ruushka oo Tallaabo degdeg ah ka qaaday dowladda Finland oo codsatay in NATO ku biirto

Dowladaha Finland iyo Sweden ayaa ka codsaday gaashaanbuurta NATO in ay xubin ka noqdaan , waxaana codsigan yahay wali mid aysan si rasmi ah u aqbalin dowladaha ku midoobay NATO. Ruushka ayaa si weyn uga soo horjeeday in dalalka dariska la ah in ay ku biiraan gaashaanbuurta NATO, waxaana duullaanka Ruushka ku qaaday Ukraine salka … Continue reading Ruushka oo Tallaabo degdeg ah ka qaaday dowladda Finland oo codsatay in NATO ku biirto